Waxtarka Bulshadda

Month: September 2020

Asalaamu caleykum السلام عليكم waa wada afurkii bisha Ramadaan شهر رمضان lagu wada afuraayey RKC Xaafada Hatert Nijmegen waa markii u horeysey mudo dheer dadka loo sameeyo afur hal meel ah waxaana suuragaliyey dumarka degan xaafada Hatert ilaahayna miisaanka xasanaadkooda ha u saaro آمين .

[URIS id=133]

Madrasadda!

Furitaanka madarasadda Axad 30 .08.2020 maadaama mudooyinkaa caalaamka ka jira COVID-19 oo ah caqabadaha uu wato kala fogaanta dadka iyo caruurtaba .

[URIS id=137]

Maalamaha Waxbarashada

Sabti 09:00uur t/m 11:00uur

Axada 0900 uur t/m 11:00uur

Caruurta waaweyn 11:30uur t/m 14:00uur

Doel: Binding met elkaar van gezamlijke doelen in relatie
tot kinderen en alle jongeren.

Bewoners Hatert Kinderen, jongeren en
volwassen zijn welkom.
Het is leuk als u laat weten of u komt
Email: info@ssgn.org

© 2025 SSGN

Theme by Anders NorenUp ↑