
Asalaama caleykum waxay ahayd xafladii dugsiga ee magaalada nijmegen qaasatan xaafad hatert oo lagu qabtey wijk centrum hatert.walaalha soo abaabuley iyo kuwii ka qayb qaatey aad iyo aad ayeey u mahadsan yihiin.
Sidoo kale waxaa aad iyo aad u mahadsan Dumarka walaalaheena oo kaalin weyn ka qaatey hadeysan dadaalkooda iyo wadajirkooda ahayn maba aysan noo suuragasheen waxaysa ahayd xaflad aad u qurux badan.
> waxaa kaloo aad iyo aad u mahadsan Tabaraha Liiban gacal cayaarta maamulaayey oo si quruxbadan u cayaarsiiyey caruurta.
[URIS id=746]
Waxbaro