Asalaama caleykum asxaabta dhamaan waa kulankii farxad leh ayeey dadka degan xaafada hatert iyo nawaaxigeeda ay ku feesteeyeen , iyaga iyo caruurtooda  waxyaalaha ugu muhiinsanaay waa is dhexgalka integratie jaaliyadda soomaaliyeed iyo dadka kale degan xaafada hatert .

caruurtoo si farxad ku dheheen u wada cayaarayey , dadka farxadooda lama soo koobi karin.

  • caffe iyo shaaaha  iyo siroopka caruurta bilaash ayeey ahayd.
  • Sprinkussen  caruurta ku cayaarayeen Gratis !

laakiin cuntadda warm maaltijd waxa lagu iibsanaayey qiimo aad u jeban, waxay dadka jeclaan lahayeed in xafladaas oo kale loo qabto marwalba.

[URIS id=828]

Continue reading