Asalaama caleykum asxaabta dhamaan waa kulankii farxad leh ayeey dadka degan xaafada hatert iyo nawaaxigeeda ay ku feesteeyeen , iyaga iyo caruurtooda waxyaalaha ugu muhiinsanaay waa is dhexgalka integratie jaaliyadda soomaaliyeed iyo dadka kale degan xaafada hatert .

caruurtoo si farxad ku dheheen u wada cayaarayey , dadka farxadooda lama soo koobi karin.
- caffe iyo shaaaha iyo siroopka caruurta bilaash ayeey ahayd.
- Sprinkussen caruurta ku cayaarayeen Gratis !
laakiin cuntadda warm maaltijd waxa lagu iibsanaayey qiimo aad u jeban, waxay dadka jeclaan lahayeed in xafladaas oo kale loo qabto marwalba.
[URIS id=828]
Groeten aan al mijn vrienden, het is een gelukkige ontmoeting voor de inwoners van Hatert en omgeving, zij en hun kinderen, het allerbelangrijkste is de integratie van de Somalische gemeenschap en andere inwoners van Hatert.
Kinderen speelden vrolijk samen, het geluk van mensen kon niet worden samengevat.
Koffie en thee en stroop voor kinderen was gratis.
Sprinkussen spelende kinderen voor Gratis!
maar het warme eten werd tegen een zeer lage prijs gekocht, mensen zouden graag elke keer zo'n feest willen houden.
Waxbaro