25 AUG 2024 BUURTFEEST IN HATERT

Asalaama caleykum asxaabta dhamaan waa kulankii farxad leh ayeey dadka degan xaafada hatert iyo nawaaxigeeda ay ku feesteeyeen , iyaga iyo caruurtooda  waxyaalaha ugu muhiinsanaay waa is dhexgalka integratie jaaliyadda soomaaliyeed iyo dadka kale degan xaafada hatert .

caruurtoo si farxad ku dheheen u wada cayaarayey , dadka farxadooda lama soo koobi karin.

  • caffe iyo shaaaha  iyo siroopka caruurta bilaash ayeey ahayd.
  • Sprinkussen  caruurta ku cayaarayeen Gratis !

laakiin cuntadda warm maaltijd waxa lagu iibsanaayey qiimo aad u jeban, waxay dadka jeclaan lahayeed in xafladaas oo kale loo qabto marwalba.

[URIS id=828]

Groeten aan al mijn vrienden, het is een gelukkige ontmoeting voor de inwoners van Hatert en omgeving, zij en hun kinderen, het allerbelangrijkste is de integratie van de Somalische gemeenschap en andere inwoners van Hatert.

Kinderen speelden vrolijk samen, het geluk van mensen kon niet worden samengevat.

Koffie en thee en stroop voor kinderen was gratis.

Sprinkussen spelende kinderen voor Gratis!

maar het warme eten werd tegen een zeer lage prijs gekocht, mensen zouden graag elke keer zo'n feest willen houden.

Diploma dag ! Van 2 juli 2023!

[URIS id=660]

KULANKA WAALIDIINTA 18 JUNI 2023

ONC E UPON A T IME IN HAMMAME T / TUNI S I A

GEZOCHT: VRIJWILLIGERS VOORUITWISSELING
CULTURELE PROGRAMMA

Doe mee aan deze programma! Van 2-14 november 2021!

Vind je het leuk om nieuwe culturen, andere talen te leren en naar
Afrika te gaan?, Ben je tussen de 18 en 25 jaar? Ben je vrij van 2-14
november 2021? Schrijf je snel in!

INTERESSE?
BEL 065495066 /0686343453
EN MELD JE AAN!

MA DOONAYSAA INAAD NO.LOSHAADA MAR UUN KA QAYB QAADATO TEGISTA TUNISIA SI MUTADAWACNIMO AH.

Asalaama caleykum maantey oo ah axad 11 okt 2020 waxaan ku kulanay wijk centrum Hatert waxayna ahayd balan aan horey loo sii shaacinin , nasiib wanaag waxaa la isla eegay wixii lacag ay dadweynaha magaalada degan ay bixiyeen ilaahayna haka ajarsiiyo rag iyo dumarba waxayna kusoo dhamaatey guul .

[URIS id=295]

Waa kulan wada sheekaysi maadaam cornavirus jiro.
[URIS id=213]

Gezellig dagje uit 12 Aug 2020

Sport dag Vrijdag 13 maart 2020 Sportzaal hatert – Nijmegen
Activiteit voor gezond eten
[URIS id=185]

Furitaanka madarasadda Axad 30 .08.2020 maadaama mudooyinkaa caalaamka ka jira COVID-19 oo ah caqabadaha uu wato kala fogaanta dadka iyo caruurtaba .

[URIS id=137]

Asc wr wb akhyaarta dhamaan allaha ku mahadsan oo suuragaliyey inaad farxad ku ciideen 1 Aug sanadkaan 2020 iyadoo corovirus ummadda uu kala xanibey.

[FinalTilesGallery id=’1′]