Waxtarka Bulshadda

Author: abdi ladhiif (Page 3 of 3)

KULAN HATERT 11 OKT 2020

Asalaama caleykum maantey oo ah axad 11 okt 2020 waxaan ku kulanay wijk centrum Hatert waxayna ahayd balan aan horey loo sii shaacinin , nasiib wanaag waxaa la isla eegay wixii lacag ay dadweynaha magaalada degan ay bixiyeen ilaahayna haka ajarsiiyo rag iyo dumarba waxayna kusoo dhamaatey guul .

[URIS id=295]

Kulan Wadatashi Eindhoven

Asalaamu caleykum السلام عليكم waxaa maantey oo jimco ah fursada aan u yeelanay in aan la kulano Maamulka Stichting alimaan sh.Abubakar allaha xifdiyo waxaan kula kulanay xafiiska Stichting Somalische Gemeenschap Eindhoven , inkasto maamulaha SSGE ay arin degdeg soo gashay oo an fursad u helin laakin waxaan rajeynaynaa in dhowaan nagu soo booqdaan magaalada nijmegen inshalaah.

[URIS id=242]

Newer posts »

© 2026 SSGN

Theme by Anders NorenUp ↑