Asalaamu caleykum السلام عليكم waa wada afurkii bisha Ramadaan شهر رمضان lagu wada afuraayey RKC Xaafada Hatert Nijmegen waa markii u horeysey mudo dheer dadka loo sameeyo afur hal meel ah waxaana suuragaliyey dumarka degan xaafada Hatert ilaahayna miisaanka xasanaadkooda ha u saaro آمين .
[URIS id=133]

Waxbaro