Welcome to SSGN
Asalaama caleykum asxaabta dhamaan waxaan Ogeysiinaynaa in bisha september noo bilaaban doonto koorso barashadada computerka oo bilow ah marka waxaan ku wargelinaynaa in jaaliyadda soomaaliyeed ee degan nijmegen iyo dadka kale degan magaalooyinka u dhow rag iyo dumarba way kasoo qayb gali karaan waxbarashadda waa Gratis!
Waxaa lagaaga baahan yahay kaliya inaad is diiwaan gelin, waxaadna bixindoontaa kaliya 15Euro inschrijven kost ka faaideysi wacan.
Maalinta waa Sabti 7 sep 2024 Sacaada waa 16:00uur inshalaah.
KOORSADA WAXAY KA KOOBNAAN DOONTAA QAYB1 AAD.
- Basis computer (aasaas biloow ah)
- Sida email loo sameysto , sida email loo diri karo
- isticmaalka wordpad , Pdf loo daabici karo dukumentiyadaada
- Qaabkaad internet wax uga raadsan lahayd
- Digid sameysashadiisa & sida loo isticmaalikaro
- Sidee ayaa caymiskaada ugu isticmalikartaa digid
- Sidee internet uga dukaamaysan karaa sida jumbo , alberhijn e.n.z
- Bangigaad sidee ayaa ugu isticmaalikartaa mobilkaada
KOORSADA WAXAY BAXAYSAA SABTI 7 SEP = 14 SEP = 21 SEP =28 SEP
SABTI 6 OKT = 13 OKT = 20 OKT =28 SEP = 10 NOVEBER IS EINDE CURSES
Madrasadda Hatert – مدرسة هاترت
Waa kulan wada sheekaysi maadaam cornavirus jiro.
[URIS id=213]
Sport dag Vrijdag 13 maart 2020 Sportzaal hatert – Nijmegen
Activiteit voor gezond eten
[URIS id=185]
Shahaadada Qalin Jebinta Hingaada !
Shahaada Qaadashadiii Sharmaarke oo ah ardey aad u dadaal badan allaha xifdiya
[URIS id=58]