Waxtarka Bulshadda

Category: WAXQABAD (Page 3 of 4)

Madrasadda Hatert – مدرسة هاترت

MADRASAH WEER BEGONENEN 5 MAART 2023

Kinderen zijn twee groupen .

Group 1 —>>> 12:00 tot 14:30 استاد عبدالكريم

Group 4 —>>> 14:30 tot 16:30 استاد عبدالكريم

DUGSI مدرسة WEEK EINDE ROOSTER 2023

Group 2 —>>> 12:00 tot 14:00 معلم عبد لطيف

Group 3 —>>> 14:00 tot 16:00 معلم عبد لطيف

Dugsi vakantie 2023 Fasaxyada Dugsiga

Regio zuidVakantiedata Week
Voorjaarsvakantie zuid oost20-2-2023 t/m 5-3-20237

FASAXA DEC 2022 – KERSVAKANTIE

10 juli 2022 Latest dag voor Dugsi waa maalintii u danbeysey.

Waa ardeydii imtixaanka ku guuleysatey oo shahaadooyinka qaateen

[URIS id=593]

Open en Buurt Feest 29 AUG 2021 Somalische Gemeenschap Nijmegen SGN

Wij zijn recente nieuwe stichting gevestigd in Hatert van Somalische afkomst.
Onze stichting is opgericht vorige jaar januari 2020 en heet Stichting Somalische Gemeenschap Nijmegen. Onze doel is de Somalische gemeenschap met elkaar te verbinden, zodat de nieuwkomers makkelijker met behulp van hun landgenoten beter kunnen integreren en participeren in de nederlandse samenleving. En dit buurtfeest is een van onze activiteit om dat doel te bereiken. Daarnaast organiseren wij andere activiteiten i.s.m, met Bindkracht10 en andere migrantenorganisaties in de wijkU kunt onze site checken (www.ssgn.org). 
We willen dat er een stuk tekst over ons komt. De reden is dat wij op 29/08/2021 een buurtfeest organiseren in samenwerking met buurtbewoners en gemeente Nijmegen (wijkcentrum Hatert) en willen graag wat meer informatie daarover.
Hoop u voldoende te hebben geïnformeerd en wacht op uw reactie.
Met vriendelijke groet,
Bestuurders Stichting Somalische Gemeenschap Nijmegen.

[URIS id=541]

Abdi Nageeye Welkomnijmegen!

Abdi Nageeye pakt zilver op olympische marathon

Asc wr wb Ssgn maantey oo ah axad 15 -08 -2021 waxay qayb libaax ka qaadatey soo dhoweynta walaalkeen Abdi nageeye oo ah orodyahan soomaaliyeed oo Guul kasoo hoyiyey tartarkii olambigada wadanka japan lagu qabtey.

Ssgn Waxay Walaalkeena Abdi Nageeye u Rajeynaysaa Guul Joogta ah Mustaqbalka Dhowna Inuu Kaalintaada 1″aad Ku Guuleysto .

GUULEEYSO ABDI NAGEEYE FOR EVER

[URIS id=520]

DHISO MARKAZKAADA

Asalaama caleykum walaalaha soomaaliyeed ee degan magaalada nijmegen iyo nawaaxigeeda waxaan ku wargelinaynaa inaan biloowney projec loogu magac darey dhiso markazkaada waana baahi weyn oo ka jirta magaalada nijmegen.

Qarashka la qaadayo waa Sadaqo oo qofka u niyeeysanaayo ilaahay inuu miizaankiisa xasanaadka u saaro .

Sadaqo yaraan malahan laakiin waxaan ku biloowney in qofwalba oo degan magaalada nijmegen ah degan laga qaado ugu yaraan 10 euro bilwalba waana DANGUUD ee ma “ahan dan gaar ah lacagtaas masuuliyad qaadisteeda waxaa iska leh maamulka SSGN iyagaa lagu xisaabtamayaa , shacabka waxay xaq u leeyhiin in ay nala xisaabtamaan annaga waxaa diyaar u nahay xisaabtan.

Lacagtaa ujeedo kale malagu fulinkaraa? Jawaabta oo kooban waa mayya waxay ku wajantahay iibin hanti ummadda leedahay marka dadweynaha waxaan leenahay halaga wada qaybqaato.

BARASHADDA HINGAADA

Asalaama caleykum waa koorso cusub oo ay ka faa”ideysan doonaan dumarka degan magaalada nijmegen iyo nawaaxigeeda waana sida ugu fudud ee ay hingaada u baran karaan koorsada waxay ka kooban tahay 12 Cutub isbuuciina waxay bixi doontaa hal (1) maalin.

[URIS id=388]

Marka qofkii doonaay koorsada iska qor halkaan hoose

inschrijven hier Download Flyers

[contact-form-7 id=”22″ title=”Contact form 1″]

Qaaraan Aruurin Axad 25 okt 2020

Asalaama caleykum waxaan maantey oo maalin axad ah booqasha gaaban ku tagney magaalaada waalwijk gobolka barabant , waxaana soo booqanay walaalaha soomaaliyeed ee dagan magaaladaas waa dad aad u wanaagsan allaha xifdiyo iyaga iyo reerahooga aad bey noo soo dhoweeyeen qaasatan waxaa aad iyo aad noo caawiyey maxamed yare allaha xifdiyo isaga & waalidkiisa aamiin.

[URIS id=338]

KULAN HATERT 11 OKT 2020

Asalaama caleykum maantey oo ah axad 11 okt 2020 waxaan ku kulanay wijk centrum Hatert waxayna ahayd balan aan horey loo sii shaacinin , nasiib wanaag waxaa la isla eegay wixii lacag ay dadweynaha magaalada degan ay bixiyeen ilaahayna haka ajarsiiyo rag iyo dumarba waxayna kusoo dhamaatey guul .

[URIS id=295]

« Older posts Newer posts »

© 2026 SSGN

Theme by Anders NorenUp ↑