Asalaama caleykum Ogeysiis: Mededeling (wargelin) waxaan walaalaha degan magaalada nijmegen Gobolka Gelderland uu ka jiro doono kulan guud ee soomalida degan looga arinsan doono guushii Xildhibaankeen Abdulaahi Huseen ( Hanad) xisbiga Groenelinks uu casumaad usameeyey walaalaga degan magaalada sida dhalinyarada , dumaraka ,ragga , odoyaasha iyo caruurtaba dhamaan ka soo qaygal wacan .

Luuqadaha ay ku bixidoonaa waa Afsoomaali iyo luuqada holandeeska Nederlands taal( dutch

language wixii faahfaahi ka xiriir Ssgn.org

[URIS id=1503]