Asalaama caleykum السلام عليكم Maamulka SSGN waxay kulan la qaateen qayb kamid ah dumarka degan magaalada nijmegen , ujeedada kulanka waxay ahayd bal sidii loogu faahfaahin lahaay Qaaraanka aruurintiisa ay SSGN bilowdey bishii sept 2020 oo qiimahiisa yahay 10 euro bilkasta in qofwalba oo degan magaalada nijmegen uu bixiyo,

Lacagtaas maxaa lagu qabanaaya ? Lacagtaas waxaan doonaynaa ugu yaraan in 2 qol oo aysoomaali leedahay mustaqbalka dhow lagu iibsho , qofwalba soomaali ahna xaq ayuu u leeyahay inuu saacaduu doona uu yimaado waa meel aan lagaa lahaan doonin inshlaah shirkii maaalintii axada 18 okt 2020 guul ayuu kusoo dhamaatey dumarkii kasoo qaybgaleyna runtii wey ku amaanan yihiin ماشاالله.

[smartslider3 slider=”4″]