Asalaama caleykum bahda ssgn waxay idinku wargelinaysaa in baarlamaanka uu meel mariyey sharciyo cusub arimaha qaxootiga ah marka halkaan kala soco wixii soo kordha.

1,waxaa la meel marshey in  qofka markuu sharci helo waxaad qasab ahayd in degdeg guri loo siiyo  taas waxy ka baxdey 4 july 2025 STATUS HOUDER VOORRANG loo diido.

2. Gemeentiyadda waxay xaq u lahaayeen in ay dibu dejin usamaeeyaan qaxootiga iyagoo aan dawladda dhexe ka amar qaadanin taasna meesha waa laga saarey gemeet dwang oo waa la tuurey sharcigas tusaale qaxooti badan yiri terappel boos uma hayso waagii horey waxaa lookala diri jirey magaalooyinka wadanka u qaybsame taas waa ladiidey.

Golaha Wakiiladu waxa uu sidoo kale ansixiyaa sharciga guryaha ee adag. Wilders faraxsan, degmooyinka ‘aad bay u niyad jabsan yihiin’
Habeenimadii Khamiista ilaa Jimcaha, Golaha Wakiiladu kaliya ma ansixin sharciyo adag oo magangelyo, laakiin sidoo kale sharciga guryaynta ee PVV wax ka beddelay. Tani waxay sheegaysaa in hadda ay mamnuuc tahay in mudnaanta la siiyo dadka haysta darajada marka la qoondeynayo guryaha.

Sharciyada magangalyada. NSC waxay doonaysaa inay ka hortagto, kharash kasta, dadka soo galootiga sharci-darrada ah koob maraq ah siiya ama u naxariista SGP-ga in la ciqaabo.

De asielwetten. NSC wil koste wat kost voorkomen dat mensen die illegalen een kop soep aanbieden of

SGP medemenselijkheid tonen strafbaar worden.

https://www.youtube.com/watch?v=zRLFp7BO7M4