Sida laga soo xigtay dowladda, qulqulka magangalyo doonka ah ee tirada badan, gaar ahaan xubnaha qoyska ee ku biiraya, ayaa cadaadis xad dhaaf ah saaraya adeegyada Nederland. Tan waxaa ku jira suuqa guryaha, waxbarashada, iyo daryeelka caafimaadka. Si loo maareeyo xaaladdan, dowladdu waxay qaadaysaa tallaabooyin. Sharcigan wuxuu ka kooban yahay siddeed tallaabo, oo kala ah:
.
- De geldigheidsduur van de verblijfsvergunning asiel voor bepaalde tijd wordt beperkt tot drie jaar;
- Ansaxnimada sharciga degenaanshada ku meel gaadhka ah waxa ay ku koobnaan doontaa saddex sano;
-
De verblijfsvergunningen asiel voor onbepaalde tijd worden niet langer verleend;
- Ogolaanshaha joogitaanka magangalyada ee aan dhamaadka lahayn mar dambe lama siin doono;
-
De mogelijkheden om vreemdelingen die niet (meer) rechtmatig in Nederland verblijven ongewenst te verklaren worden verruimd;
- Sida suuragalnimo u tahay inaan ajaanibta wadanka nederland laga rabin lagu sheegayo ajaaniibta aan si sharci ah Nederlaan ku joogin in aan la rabin waa la balaarin doonaa;
-
De voornemenprocedure bij de aanvraag van een verblijfsvergunning asiel wordt afgeschaft.
- Habka ulajeedka ah ee lagu codsanayo ogolaanshaha joogitaanka magangalyada waa la baabi’in doonaa.
-
De mogelijkheid dat nareizende ongehuwde partners en meerderjarige kinderen een afgeleide verblijfsvergunning asiel voor bepaalde tijd krijgen wordt uitgesloten;
- Suurtagalnimada in lammaanaha aan guursan iyo carruurta qaangaarka ah ee hadhow safraya ay heli doonaan sharci degenaansho ku meel gaar ah magangelyo waa laga saaray;
-
Er komt een strengere toets voor nieuwe feiten en omstandigheden bij opvolgende aanvragen;
- Waxaa jiri doona qiimeyn adag oo ku saabsan xaqiiqooyinka cusub iyo xaaladaha codsiyada soo socda;
-
Er wordt een verwijtbaarheidstoets bij opvolgende aanvragen geïntroduceerd;
- 7.
Imtixaan dambiile ah ayaa loo soo bandhigi doonaa codsiyada soo socda; -
Het wordt mogelijk aanvragen als ongegrond af te wijzen als de vreemdeling niet meewerkt aan de procedure.
- Way suurtogal noqon doontaa in la diido codsiyada sida aan sal lahayn haddii muwaadinka ajnabiga ah uusan la shaqayn nidaamka.
Waxbaro