
Wij zijn SSGN. Wij helpen nieuwe mensen die naar Nederland komen. Wij geven ondersteuning bij het vinden van werk en het opbouwen van een betere toekomst.
Wij kunnen helpen met:
- Zoeken naar werk;
- Maken van een cv;
- Oefenen van sollicitatiegesprekken;
- Leren van de Nederlandse taal;
- Advies voor opleiding en ontwikkeling.
Ons doel is om mensen zelfstandig en sterk te maken in de samenleving.
Met vriendelijke groet,
SSGN Team
Waxaan nahay SSGN. Waxaan caawinaa dadka cusub ee Nederland Yimid oo ku jira Azc yadda ama Opvangcentrumyadda . Waxaan bixinaa taageero shaqo raadin iyo dhisidda mustaqbal wanaagsan.
Waxaan ku caawin karnaa waxyaalaahan:
- Shaqo raadis;
- Sameeynta / abuurista CV;
- Ku celcelinta waraysiyada shaqada;
- Barashada luqadda Nederlandka;
- Talooyin (Advies)waxbarashada iyo horumarka ka jira wadanka.
- Degida gurayaha.
Hadafkayagu waa inaan isku xirno hayadah dawlada , dadka ka dhigno madax bannaan oo sharaf kuleh bulshada dhexdeeda noqdaan dadka kamuuqda.

Waxbaro