Asalaama caleykum waxay ahayd xafladii dugsiga ee magaalada nijmegen qaasatan xaafad hatert oo lagu qabtey wijk centrum hatert.walaalha soo abaabuley iyo kuwii ka qayb qaatey aad iyo aad ayeey u mahadsan yihiin.

Sidoo kale waxaa aad iyo aad  u mahadsan Dumarka walaalaheena oo kaalin weyn ka qaatey hadeysan dadaalkooda iyo wadajirkooda ahayn maba aysan noo suuragasheen  waxaysa ahayd xaflad aad u qurux badan.

> waxaa kaloo aad iyo aad u mahadsan Tabaraha Liiban gacal cayaarta maamulaayey oo si quruxbadan u cayaarsiiyey caruurta.

[URIS id=746]

Assalam Alaikum was het schoolevenement in de stad Nijmegen, vooral in de wijk Hatert, dat werd gehouden in Wijk Centrum Hatert. Hartelijk dank aan de broeders die het organiseerden en aan degenen die eraan deelnamen.

Ook zijn we onze zusters zeer dankbaar die een grote rol hebben gespeeld. Zonder hun inzet en solidariteit was dit voor ons niet mogelijk geweest en was het een hele mooie ceremonie 

> We zijn ook trainer Liiban erg dankbaar, die het spel heeft beheerd en de kinderen prachtig heeft laten spelen.