Asalaama caleykum asxaabta dhamaan waxaan Ogeysiinaynaa in bisha september noo bilaaban doonto  koorso barashadada computerka oo bilow ah marka waxaan ku wargelinaynaa in jaaliyadda soomaaliyeed  ee degan nijmegen iyo dadka kale degan magaalooyinka u dhow  rag iyo dumarba  way  kasoo qayb gali karaan waxbarashadda waa Gratis!

Waxaa lagaaga baahan yahay kaliya inaad is diiwaan gelin, waxaadna bixindoontaa kaliya 15Euro  inschrijven kost ka faaideysi wacan.

Maalinta waa Sabti 7 sep 2024 Sacaada waa 16:00uur inshalaah.

KOORSADA WAXAY KA KOOBNAAN DOONTAA QAYB1 AAD.

  • Basis computer (aasaas biloow ah).
  • Sida email loo sameysto , sida email loo diri karo.
  • isticmaalka wordpad , Pdf loo daabici karo dukumentiyadaada.
  • Qaabkaad internet wax uga raadsan lahayd.
  • Digid sameysashadiisa & sida loo isticmaalikaro.
  • Sidee ayaa caymiskaada ugu isticmalikartaa digid.
  • Sidee internet uga dukaamaysan karaa sida jumbo , alberhijn e.n.z.
  • Bangigaad sidee ayaa ugu isticmaalikartaa mobilkaada.